Kuliyada Maamulka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Jaamacada Cammuud ayaa waxa uqabsoomay shirkii koobaad ee bilowga kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Kuliyada Maamulka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Jaamacada Cammuud ayaa waxa uqabsoomay shirkii koobaad ee bilowga kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Hormuudka kuliyada mudane Bishaar Cilmi Yey ayaa ugu horayn hambalyo iyo bogaadin udirey maamulka iyo macalimiinta kuliyada, ugana mahad celiyey shaqadii fiicnayd ee ay soo qabteen kalkii koobaad. intaa kadib waxa shirka diirada lagu saaray qorshayaasha Kalka labaad Isla sanadka 2023 -2024.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top