Ururka Samafalka Rejo ee Jaamacadda Camuud ayaa soo gaba gabeeyay caawinta qoysaska hayntoodu hoosayso ee bisha barakaysan.

Goodoomiyaha ururka midawga ardayda Hamze Mohamed Nageeye iyo gudoomiyaha ururka samafalka ee REJO Ridwan Sakariye Ahmed ee Jaamacadda Camuud ayaa soo gaba gabeeyay caawinta qoysaska hayntoodu hoosayso ee bisha barakaysan.

warbixinta arintaa ku saabsan ka daawo muuqaalkan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top