Jaamacadda Camuud waxay aad ugu faraxsantahay inay ku dhawaaqdo in todobaadka dhaqanka uu furmi doono May 2, 2024 

Jaamacadda Camuud waxay aad ugu faraxsantahay inay ku dhawaaqdo in todobaadka dhaqanka uu furmi doono May 2, 2024 🗓

Nagu soo biir si aad u barato dhaqankeena suuban , cuntooyinka kala duwan ee dhaqankeena, bandhigyo soo jiidasho leh, iyo isweydaarsi macno leh. Waa fursad aan ku aqbalno oo aan ku qaddarinno hibooyinka ardaydeenu u leeyihin dhaqankeena.

Si aad uga qaybgasho, hubi inaad iska diiwaangeliso Xafiiska Ururka Ardayda laga bilaabo Isniinta iyo Talaadada. Ha lumin fursadan cajiibka ah ee aad ku wada xiriiri karto, wax ku baran karto, oo aad si wadajir ah ugu dabaaldegi kartaan.

Calaamadee jadwalkaaga, faafi ereyga, oo aynu ka dhigno Toddobaadka Dhaqanka mid qof walba waayo-aragnimo aan la ilaawi karin kahelo ! halkaasaa inoo balan ah!

Faahfaahin dheeri ah ka daawo muuqaalka hoose

👋🌍 #ToddobaadkaDhaqankaJaamacadaCamuud

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top