Gudoomiyaha Jaamacadda camuud oo 19-March- 2024 xafiiskiisa ku qaabilay midawga ardayda (students Union) Jaamacadda.

Gudoomiyaha Jaamacadda camuud oo saaka xafiiskiisa ku qaabilay midawga ardayda (students Union) Jaamacadda.

Gudoomiyuhu wuxu ardayda kala hadlay arrimo badan oo khuseeya waxbarashada , sidoo kalena ka dhagaystay war bixino ku saabsan sidii ay ardaydu qayb uga noqon lahayd horumarka Jaamacadda.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top