Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud Dr.Mohamed Muse Jibriil iyo labada gudoomiye ku xigeen Prof. Ahmed Abdilahi Boqore iyo prof. Mohamed Mohamoud Jama Dirie ayaa soo dhaweeyay wafti uu hogaaminayay Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyada Jamhuuriyadda Somaliland mudane Saleebaan Jaamac Diiriye.

Waftiga ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Jaamacadda, halka oo uu gudoomiyuhu kula waadagay warbixino ku saabsan horumarka kala duwan ee ka socda jaamacada mudooyinkii u dambeeyay.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top