Author name: amoudweb

ramadan, eid, muslim-2366301.jpg
news

Hambalyada guddoomiyaha Jaamacadda Camuud, Dr. Maxamed Muuse Jibriil, ee munaasibadda Ciid Alfitri.

Hambalyada guddoomiyaha Jaamacadda Camuud, Dr. Maxamed Muuse Jibriil, ee ku aaddan munaasibadda Ciid Alfitri. #EidMubarak2024 #EidatAmoudUniversity Follow us on our Socials Website: https://amouduniversity.org Facebook: https://www.facebook.com/jaamacaddacamuud/ X (Twitter): https://twitter.com/amouduniversity LinkedIn: https://so.linkedin.com/school/amoud-university-jaamacadda-camuud-/

news

Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud Dr.Mohamed Muse Jibriil iyo labada gudoomiye ku xigeen Prof. Ahmed Abdilahi Boqore iyo prof. Mohamed Mohamoud Jama Dirie ayaa soo dhaweeyay wafti uu hogaaminayay Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyada Jamhuuriyadda Somaliland mudane Saleebaan Jaamac Diiriye.

Waftiga ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Jaamacadda, halka oo uu gudoomiyuhu kula waadagay warbixino ku saabsan horumarka kala duwan ee ka socda jaamacada mudooyinkii u dambeeyay.

Scroll to Top